Hay’ada Culimada Somaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saarey Dagalada Ka Aloosan Deegaanka Tukaraq

0
82

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan la xiriira xaaladaha kala duwan ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka sool, halkaasi oo xiisado dagaal oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ay ka taagan tahay.