Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey Iney Alshabab Ku Dhuumaaleysaneyso Deganada Puntland

0
68

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa sheegay xubno ka tirsan Shabaab ay ku soo carareen buuraha Galgala ee Puntland.

Askar iyo saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab oo ka baxsanaya Duqeymaha cirka ah ee Mareykanka ay ka wadaan gobolada dalka ayaa la sheegay in ay gaareen dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari.

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Dowladda Federaalka iyo Puntland ay iska kaashadaan sidii gabi ahaan Shabaab looga ciribtiri lahaa guud ahaan dalka.

Farmaajo