Daawo: Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn Khudbadii uu Ka Jeediyey Caleemasaarka Nabadoonka Beesha Hubeer

0
69

Gudoomiyaha degmada wanleweyn Maxamed Siidow ayaa khudbad dhiira gelin iyo wacyi gelin ah ka jeediyey caleemasaarka nabadoonka beesha hubeer Sheekh Axmed Gaambiya oo lagu qabtey deegaanka haakow ee degmada wanleweyn.