Daawo Maaq Isaaq Aadan Xasan oo Lagu Caleema Saarey Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

0
54

Munaasabadaan oo lagu celeemasaarayey malaaqa guud beesha jiroon Maaq isaaq Aadan Xasan oo ka dhacaday degmada waajid ee gobalka bakool ayaa waxaa ka soo qabgalay masuuliyiinka tirsan maamulka degmada waadij ee gobalka bakkool, odayaal dhaqameedyo iyo dhamaan ururada bulshada.

Waxaana Malaaqa ilaah looga baryey in uu Ku garab galo howshan cusub ee loo soo doortey. Annaguna hadaynu nahay bahda saxaafadda waxaan hambalyo u direynaa Malaaq Isak Aden Hassan xilkan cusub ee loo doortey in uu Ilaahey Ku caawino noqdana kii u guta xilkiisa si caddaalad iyo hufnaan ay Ku dheehantahay.