Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey Iney Yaraatey Dhibtey Alshabab Ku Heysey Gobolka

0
68

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji oo ka qeyb galayay Barnaamij ka baxayay Tv-ga warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay dilalkii iyo Qaraxyadii sanadkii tagay 2017 ka dhacay Gobolkaasi.

Wuxuu sheegay Guddoomiyaha in Qaraxyo iyo dilal qorsheysan Shabaab ay sanadkii tagay ka geysteen Gobolka Shabeellaha Hoose, balse ka maamul ahaan sanadkan ay dejiyeen istiraatiijiyad ay uga hortagaan weerarada Shabaab.

Sidoo kale wuxuu sheegay in ay yaraatay awooda Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii Ciidamada Dowladda, kuwa AMISOM iyo kuwa Mareykanka ay kordhiyeen Dagaalka iyo Duqeymaha ka dhanka ah Shabaab.

Cabdifataax

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdifataax MObil