Akhriso Qoraal Ay Soo Saartey Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo Ay Kaga Hadleyso Xajka iyo Cimrada

0
37

Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Awqaafta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha Xajka.

War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in la bilaabayo oggolaanshaha shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada islamarkaana Wasaaradda waxa ay ku wargelisay in dhammaan shirkadaha daneynaya in ay ka shaqeeyaan Arrimaha Xajka iyo Cumrada in ay iska soo diiwaan galiyaan wasaaradda muddada udhaxeyso 07/01/2018 – 20/01/2018.