Daawo Caleemasaarka Nabadoonka Beesha Hubeer Sheekh Axmed Gaambiya

0
168

Halkan nagala daawada caleemasaarka nabadoonka beesha hubeer Sheekh Axmed Gaambiya oo ka dhacay maalintii khamiista deegaanka Haakaw ee degmada wanleweyn, Caleemasaarkaas oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan nabadooda beesha shanta caleemood iyo masuuliyiinta degmada iyo shacab aad u tira badan.