Dhegeyso:Reysuwasaare Kheyre oo Ganacsatada ka Dalbadey Iney Kala Shaqeeyaan Joojinta Musuqmaasuqa

0
48

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan jiheynta Dowladda Federaalka, si wax looga qabto Musuq Maasuqa.

Khayre ayaa Ganacsatada u sheegay in ay awood u leeyihiin in Wasiirada ay u sheegaan meelaha ay qaladaadka ka jiraan, hadii arrimahaasi ay isku fahmi waayaana ay awood u leeyihiin in u yimaadaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha.

Wuxuu sheegay Ra’iisul Wasaaraha hadii aan Musuq maasuqa wax laga qaban, dhaqaalaha iyo amniga inaan wax laga qaban karin, sidoo kalena inaan la soo celin karin sharafta iyo kaaramada ummadda Soomaaliyeed.

Xasan-Cali-Khayre

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Cali Khayre Mobil