Monthly Archives: December, 2017

Browse our exclusive articles!

Mareykanka oo Ka Hadley Howlgalo Ay Ka Fuliyeen Gobolka Shabeleha Hoose

Mareykanka ayaa War ka soo saaray gaari yar oo nooca raaxada ah oo habeenkii Khamiista aheyd lagu duqeeyay degaanka Xaawa Cabdi oo ku yaalla...

Xukuumada Federaalka Somaliya oo Sheegtey Iney Dib Usoo Celin Doonto Shirkadii Somali Airline

Wasiirka duulista hawaada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaal ay Wasaaraddu wado, kuwaasi oo dib loogu soo celinayo adeegyo...

Xukuumada oo Ka Hadashey Nin Xaley Lagu Diley Degmada Wanleweyn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howlgal gaar ah oo xalay Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran...

Wakiilka Gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo Ka Hadley Dhibaatooyinka Barakacayaasha

Sannadkan sii dhamaanaya ee 2017 Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ayaa ku barakacay iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay,...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Furey Xarunta Laga Hago Hawada Somaliyeed

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta laga hagi doono Maamulka Hawada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Kormeer ku sameeyay qalabka...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img