Dhegayso…Gud.Maxk.Sare maamulka K/G Sheekh Fanax oo ka hor yimid xil ka qaadis Shariif Xasan ku sameeyay.

0
239

Kadib kolkii maalin-nimadii shalay uu Afhayeenka maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Cumar uu Baydhabo ka sheegay in Xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Maxkamada Sare maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Axmed Cabdullaahi Fanax.

Hadaba si aan wax uga ogaano sida uu u arko xilkaqaadista lagu sameeyay Guidoomiyaha ayaa waxaan weydiinay sida uu u arko xilka qaadistii lagu sameeyay maalin-nimadii shay waxa uuna ku jawaabay .

Halkan Riix si aad u dhegaysato