Akhriso:Maamulka Koonfur Glabeed oo Xilka Ka Qaadey Gudoomiyaha Maxkamada Sare

1
68

Digreeto kasoo baxdey xafiiska Shariif Xasan sheekh Adan ayaa maanta xilka ka qaadey gudoomiyaha maxkamada sare ee maamulka koonfur galbeed Sheekh Axmed Cabdullaahi (Fanax) taasoo markii horana loogu magacaabe xilka digreeto.

1 COMMENT

  1. Haaheey hadii mooshin laga keeno kii xugmilahaa oo xilka kaqaadilahaa waaye marka intuusan mooshinka imaanin waa inuu meesha katuuraa so uu ikeensado mid asaga fikirkiisa qalafsan kushaqeeynaaya reer koonfur galbeed ilaahay hau naxariisto wiji dameerkaanbo intuu meeshaan taaganyahay faaiido to male.

Comments are closed.