Xil.Dalxa”Nin Denbigii Ummadda uu ka Galay Weli ku Dhex Rafanaayo Cafis Malaha ee Waa inuu Towbakeenaa”

0
79

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka dhawaajiyay in ku takri fal Awoodeed oo xoog lehi ay ka dhex wadaan gudaha Baarlamaanka masuuliyiin ay qayb ka yihiin Gudoonka Baarlamaanka,

Dalxa ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in guud ahaan Gudoonka Baarlamaanka ay ku tunteen awood qaybsiga Baarlamaanka ee ay Soomaalida ku heshiisay.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa Hadalkan ka horjeediyay Baarlamaanka hortii maalintii Shaley xili Kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka lasoo xirayay

Halkan Riix si aad u dhegaysato