Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta.

0
57
—Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyada dowladda ee Sanadkaan 2017-ka
—Baarlamaanka Soomaaliya oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliland
–Xaalada Marko oo degan iyo Digniin loo jeediyay saxaafada Muqdisho. 

—Ciidamo Itoobiya ka socda oo ka soo ruqaansaday Baydhabo oo ku soo wajahan Leego

—Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Baydhabo ku xukuntay Dad horey u gaystay fal dil ah
—Dagaalo salka ku hayo Aanooyin Qabiil oo ka socda gobolka Galgaduud.

Halkan Riix si aad u dhegaysato

Halkan Riix si aad ugu dhegaysato moobilkaaga.