Daawo Xildhibanada Koonfur Galbeed oo Ka Hor Yimid Wasiiradii uu Dhawaan Magacaabey Shariif Xasan

0
38

Kulan ay isugu yimaadeen intooda badan xildhibaanada maamulka konfur galbeed ayaa waxaa ay sheegeen in aysan raali ka aheyn qaabka uu Shariif Xasan usoo magacaabay golihiisa wasiirada loona baahan yahay in aan la ansixin si uu xaqa uu baal marey dib ugu noqdo.