Dhegayso..Magaalada Muqdisho oo loo baadi goobayo sidii ay ku yeelan lahayd maamul aan beel ku dhisnayn.

0
45

kulan lagu ururinaayo fikradaha dadka ku nool Muqdisho kuna saabsan helista maamul aan beel ku dhisnay oo ka hana qaada magaalada Muqdisho soona qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka furmay magaalada Muqdisho.

Halkan Riix si aad u dhegaysato

Halkan Riix si aad ugu dhegaysato moobilkaaga.