Dhegayso..Dagaalada u dhexeeya Beelaha Dir iyo HabarGidir oo ladiidan yahay inuu yahay dagaal Beeleed.

0
328

Beelaha Dirta Koonfureed iyo HabarGidir ayaa waxay ku dagaalamayaan sedexgeeska Buufoow,Janaale iyo No.50 oo ka kala tirsan degmooyinka Marko iyo Awdheegle halka ay labadan Beelood sidoo kale ay ku dagaalamayaan Deegaanka Xeeraale ee gobolka Galgaduud bartamaha Soomaaliya.

Labadan beelood ayaa dagaalkoodu waxa uu salka ku hayaa lahaansho dhuleed iyo Kuhabsasho iyadoo haatan labada beeloodba ay si kulul u diidayaan inuu dagaalku yahay dagaal beeleed si mid walba ay garab ugu hesho duulaanka ay ku tahay mida kale.

Halkan Riix si aad u dhegaysato

Halkan Riix si aad ugu dhegaysato moobilkaaga.