Dhegayso..Yaa ku dagaalamaya gacan ku haynta magaalada Marko

0
42

Wararka ka imaanaya magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Dowlada iyo Shabaab uu ka socdo magaalada halka maleeshiyaadka beelaha BiyoMaal iyo Habargidirna ay lakala safan yihiin labadan dhinac.

Halkan riix si aad u dhegaysato

Ku dhegayso Moobilkaaga oo Guji halkan