Monthly Archives: May, 2017

Browse our exclusive articles!

Reysulwasaare Xasan Cai Khayre oo Maanta Muqdisho kula Kulmey Wakiilada Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Somaliya Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo...

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Dagaal Xoogan Ku Qaadi Doonta Masoomayaasha

Maamulka Puntland ayaa sheegay in qorshayaal Cusub oo la Xiriira sugidda amaanka ay diyaariyeen isla markaana Ciidamo fara badan la geeyay Wadooyinka iyo Isgoosyadda...

Ciidanka Dowlada Federaalka iyo Amisom oo La Wareegey Gacan Ku Heynta Deegaanka Goofgaduud

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Africa ee AMISOM, ayaa dib maanta ula wareegay degaanka Goof-Gaduud oo 30-KM u jira Magaalladda...

Wefdi uu Hogaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey oo Gaarey Degamad Doolow

Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michael Keating ayaa gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayadoo halaasi ay kusoo dhaweeyeen...

Ramadaan Mubaarak Dhamaan Umada Somaliyeed Meel Walba oo Ay Joogto

Waxaa inoo dhalatey bishiibarakeysneyd ee Ramadaan umada somaiyeed meel walba oo ay joogto waxaan leenahay ramadaan mubaarak ilaahey subxaanahu watacaalaa ha naga aqbalo cibaadadeena...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img