Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Xildhibaan C/rashiid Xidig

0
36

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey Koox uu horkacaayo C/rashiid Xidig oo beryahan isku urursanayey dalka kenya magalada neyroobi ayadoo sida la sheegey in damacoodu yahay riditaanka dowlada cusub ee uu reysulwasaare kheyre ka yahay madax, Kooxdan ayaa waxaa ay ku mideysan yihiin madal la magac baxdey Madasha Hor U Socoka.