Akhriso:Warmurtiyeed Saabsan Khilaafka Galmudug iyo Ahlusuna oo ay Soo Saartey Dowlada

0
37

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war- murtiyeed ku saabsan wada-hadaladii u-socday maamulladda Galmudug iyo Ahlu-Sunna.

Khilaafka labada dhinac ayaa soo jiitamayay mudo sanado ah, waxaana dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirtay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka, maadaama hadda loo socdo doorashada madaxweynaha mamulkaasi.