Dhegeyso:Reysulwasaaraha oo Sheegey In Si Deg Deg ah lagu Bixin Doono Mishaaraadka Ciidamada Iyo Shaqalaha Dowlada

0
50

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaadi doonto tilaabooyin si deg deg ah loogu bixinaayo Mushaaraadka Ciidamada xoogga dalka iyo sidoo kale Shaqaalaha dowladda.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa carabka ku adkeeyey in la illaaliyo ammaanada shacabka, si buu yiri loo helo kalsoonida shacabka iyo beesha caalamkaba.

Hadaladiisana waxa aka mid ahaa

Reysulwasare-Kheyre.

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Reysulwasare Kheyre Mobil