Dhegeyso: Wasiirka warbaafinta oo Si Buuxda Uga hadley Amarkii Dhawaan kasoo yeerey Reysulwasaare Kheyre

0
41

Wasiirka warfaafinta dowlada federaalka somaliya ing c/rahmaan cumar yariiusow ayaa waxaa uu faahfaahin buuxda ka bixiyey amar dhawaan kasoo baxay xukuumada dowlada federaalka kaas oo sheegayey in dhamaan wasiirada xukuumada cusub ay soo gudbiyaan wax hanti ah ay hada heystaan si looga hortago musumaasuqa iyo wax isadaba marinta.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Warfaafinta Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Warfaafinta Yariisow Mobil