Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Siyaasiyiinta Maamulka Somaliland

0
58

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlaayo hurdo weynida madaxweynaha maamulkaasi iyo qaabka loo adeegsanaayo dhaqaalihii lagu iibiyey dekeda berbera taasoo sanadadan dambana ssiyaasiyiinta somaliyeed meel walba ay joogaan laga la yahay mid u danqada dalka iyo dadka wuxuu doonaba ha aaminsanaadee.