Aqriso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Xilkii Iska Casiley

0
29

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimadda Galmudug, Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa sida uu sheegay.

Dhawaan ayey aheyd kolkii Baarlamaanka Maamulka Galmudug ay sheegeen in xilkii ay ka qaadeen C/kariin Xuseen Guuleed in kastoo uu diiday xil ka qaadista.