Daawo:Khudbad Qiimo Badan oo uu Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ka Jeediyey Xaflada Calemasaarka

0
28

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa khudbad qiimo badan ka jeediyay xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Farmaajo.

Waxaa uu ugu horeyn u mahad celliyay madaxdii hore ee Soomaaliya sida Xasan Sh Maxamuud, Sh Shariif Sh Axmed, Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo madaxdii kale.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.