Daawo Khudbadii uu Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyey Xafladii Caleemasaarka

0
41

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta lagu Caleemo Saaray Magalada Muqdisho ayaa jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo uu kaga hadlay Amniga, Abaaraha, Musuq maasuqa, dib u dhiska Ciidanka iyo Dagaalka ururka Al-shabaab.

Waxa uu fariin adag u direy alshabab waxaana uu yiri maanta laga bilaabo in aysan isku qarxin dadkooda Soomaaliyeed ee walaalahooda iyo in aysan bur burin hantida dalkooda uu leeyahay, maadaama dalka uu ku jiro dib u dhis.

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay Shabaab in ay uga digayaan in ay hor istaagaan hormarka dalka, si aanay shacabka u noqon kuwo niyad jabsan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.