Daawo Khudbadii uu Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Ka Jeediyey Xaflada Caleemasaarka Madaxweynaha Cusub

0
24

Madaxweynahii hore ee dowlada federaallka somaliya xilka Xasan Sh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay xaflada caleema saarka madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay ayaa ugu horeeyay sheegay sida uu uga xun yahay in warar been abuur ah laga sheego dowlada Soomaaliya, taasna aysan aheyn wadaniyada dhabta ah.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.