Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Somaliya oo Sheegey Cidii Qarax Inta uusan Dhici Soo Wargelisa In La Siin Doono 100.000 oo Dollar

0
34

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u midoobaan arrinta qatarta ku ah, waxa uu ballan-qaadey in dowladdiisa ay ku abaalmarin doonto qofkii soo sheega Gaari walxaha qarxa lagu sameynayo 100,000 (Boqol Kun oo Dollar).

Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamed Cabdullahi Farmaajo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Mobil