Daawo Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn oo Ka Halaya Xarun Ay U Sameeyen Dadka Cudurka Daacuunka Soo Ritey

0
40

Waxaaa beryahan fara ba,an ku haya cudurka daacuunka tuulooyin ka tirsan degmada wanleweyn oo dad badan soo ritey dadkaas oo intooda badan waxaa la keeney degmada wanleweyn halkaas oo uusan ka jirin cisbitaal dadkaasi wax loogu qabto.

Gudoomiyaha degmada iyo odayaasha deegeenka oo hoowshaasi u istaagey ayaa halkaasi waxaa ay ka hir geliyeen xarun weyn oo ay ugu tala galeen in lagu dabiibo dadka laga keenayo tuulooyinka degmada ee uu cudurka daacuunka soo ridey.

Bal nala daawada gudoomiyaha oo ka warbixinaya xarunta inta ay la eg tahay iyo dadka haatan ku jira.