Dhegeyso: Axmed Maxamed (Macalin Barre) oo Maamulka Shariif Xasan Runta Ka Sheegey

0
50

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee maamulka shariif xasan Axmed Maxamed (Macalin Barre) oo ka hadley xil ka qaadis Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku sameeyay maalintii shalay ayaa waxaa uu sheegey in aysan jirin xil la iska qaado iyo xil uu umada loo hayo uusan meesha markii horaba oolin horeyn uu u sheegey in uusan xil ka heyn maamulka shariif xasan.

Sidoo kale waxa uu sheegay in aysan jirin wax Gole Wasiiro ah oo Koonfur Galbeed ka jira in aysan jirin, maadaama uu sheegay halkaasi in ay ku sugan yihiin dad gaar ah oo dano siysaasadeed leh.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Axmed Maxamed (Macalin Barre)

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Axmed Maxamed (Macalin Barre) Mobil