Dhegeyso:Mooshin Shariif Xasan Looga Soo Hortjeedo oo Si Xowli Ah Muqdisho uga Socda

0
26

Weli waxaa Magaalada Muqdisho ka soconaya Mooshin ay wadaan qaar ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed, taasi oo ay ku doonayaan in ay xilka kaga daadejiyaan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Mooshinkan ayaa isa soo taraya wararkiisa iyadoo la sheegayo tirada xildhibaanada ee hada wada in ay gaarayaan 100 ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana ay sheegeen in Shariif Xasan uu yahay Hoggaan fashilmay.

Waxa ay sheegeen Mooshinka in uu sii socon doono loona gudbin doono Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ilaa Shariif Xasan uu xilka ka dagayo, sida uu Risaala u sheegay Macalin Barre oo ah Wasiirka Diinta ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa

Macalin-Barre

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Macalin-Barre Mobil