Dhegeyso: Xildhibaan C/llahi Goodax oo Ka Hadley Faragelinta Shisheeyaha Ay dalka Ku Hayaan

0
38

Xildhibaan C/laahi Goodax Bare oo ka hadlayay arrimaha la xiriira Dowladaha shisheeye ee fara gelinta ku haya Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay mar walba in ay dhacdo wadan in uu fara geliyo wadan kale, isagoo sheegay in loo baahan yahay in aysan saameyn ku yeelan.

Waxa uu sheegay dalka Soomaaliya in uu yahay mid hada soo kabsanaya oo dagaalo iyo dhibaatooyin ay la degeen, dhibaatana ay ku tahay in fara gelin lagu sameeyo.

Xildhiban Cabdullahi Goodax

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhiban Cabdullahi Goodax Mobil