Daawo Sawirada Madaxweynaha oo Habeenkii Xaley Casho Sharaf u Sameeyey Musharixiintii Xilka Madaxweynenimo Kula Tartameyey

0
25

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa habeenkii xaley waxaa uu casho sharaf u sameeyey dhamaan musharaxiintii kula tartameysey kursiga xilka madaxweynenimo.

Madaxweynaha ayaa sheegey in kulanka cashada ay kaga wada hadleen sidii looga shaqeyn lahaa midnimada iyo horumarka ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna intaas ku daray in kulankaas uu ku dhamaadey is afgarad iyo guul.