Daawo Khudbadii uu Baarlamaanka ka Jeediyey Madaxweyne Maxamed Cabdullahi farmaajo Kolkii uu Musharaxa ahaa

0
115

Khudbad aad wanaagsan oo ay xamaaso badani ka muuqato ayaa madaxamed Cabdullahi farmaajo uu ka jeediyey xubnaha baarlamaanka hortooda kolkii uu ahaa musharax, Qudbadaasi oo uu kaga hadley xaalada guud ee dalka uu ku jiro iyo qaabta uu rabo inuu kaga saaro dhibaatooyinka lixaadka leh ee ku habsatey umada somalilyeed.