Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
26

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun dhamaan odayaasha dhaqanka koonfur galbeed waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooddey alaha u naxariistee Malaaq Xasan Buulle oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Hoteelka Dayax Arbacadii ina dhaaftay.

Odayaasha ayaa waxaa y leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo janadii fardowsana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiiin