Dhegeyso: Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Shacabka iyo Ciidanka Ka Dalbadey In Isbaroleyda loo Aqoonsado Dambiilayaal

0
30

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo shacabka iyo ciidanka ku nool Gobolka Shabeelaha Hoose ka dalbadey in mooriyaanta isbaarooleyda ah ee dariiqyada dadka ku dhacaya loo aqoonsado iney yihiin kooxo dambiilayaal ah oo qabiilka uusan dabada gashan

Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.

Gudomiyaha Shabelaha Hose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Shabelaha Hose Mobil