Daawo Sawir uu Maanta Amiin Caamir Ka Sameeyey Cumar Cabdirashiid

0
37

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa ku soo qaatey reysulwasaarihii hore ee somaliya Cumar Cabdrashii oo hadana u taagan xilka madaxweynenimo isagoo horey loogu heystey in uu iibsadey bada somaliya oo aan ilaa iyo hada jirin cid u maxkamadeysey dambiga uu ka galey qaranka somaliyeed.”‘ Beec Ninkiisaa Dhameystira”