Monthly Archives: October, 2016

Browse our exclusive articles!

Daawo Raysulwasaare Ku Xigeenka Xukuumada Federaalka oo Maanta Gaarey Magalada Baladweyne

Ra'iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beledweyne. Wafdiga Ra'iisal wasaare ku xigeenka,...

War Deg Deg Ah Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Maqaaxi Ku Taala Agagaarka Tiyaatarka

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax gaari oo goor-dhaw lala beegsaday maqaayad lagu Magacaabo Blue Sky oo...

Dhegeyso:Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug oo Sheegey Cadowga Keliya Ay Leeyihiin Inay Tahay Puntland

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo wareysi gaar ah siiyey warbaahinta ayaa si buuxda uga hadley oo uga waramayay...

Dhegeyso:Ergooyin Isaga baxay Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan iyo Shabelaha Dhhexe

Ergooyinkii ka qeyb galayay shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa isaga baxay shirka, kaddib kadib markii Wasaaradda arrimaha gudaha...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan qowmiyada digil iyo mirifle waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Suldaan Caliyow Suldan Ibrow Suldan Talasow waxaa...

Popular

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Warar dheeri ah oo kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magalada baydhaba

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Bambaanooyin ah...

Hey’ada maareynta iyo masiibooyinka oo ka digtey roobab la filaayo iney ka da’aan gobolada dalka

Hay'adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img