Monthly Archives: October, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Xukumada Federaalka oo Hey’ad Qandaraas Kula Gashey In Ay Ceymiso Gaadiidka Talow Ma Dhabaa? Mise waa Weji Cusub oo La rabo In Shacabka...

Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Cali Gacal ayaa sheegay in dhammaan Gaadiidleyda looga baahan yahay in ay galaan ceymis , waxaana uu xusay Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka...

Dhegeyso:-Kulan Ay Isugu YImaadeen Madaxda Axsaabta Siyaasada oo Dhaliiley Qaabka Ay Dowladu U Wado Doorashooyinka

kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah Madaxda Axsaabta Siyaasada Dalka ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo la xiriira Doorashooyinka...

Dhegeyso:Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Xaalada Amaan ee Magalada Cadaado

Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka...

Dhegeyso Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Hay’ada Culimada Somaliyeed oo Ay Kaga Soo Horjeesteen Kootada Dumarka Iyo Musuqmaasuq In Lagu sameeyo Doorashooyinka

Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in haweenka Soomaaliyeed aysan ka mid noqon karin baarlamaanka cusub ee soo socda. Ma’suuliyiin...

Daawo Sawir uu Amiin Maanta Ka Sameeyey Xasan Sheekh iyo Maxaabiista India Ku Xiran

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu ku soo qaatey sawir ka turjumaaya sheekadii is maandhaafka aheyd Xasan Sheekh oo laga wareysanaayo waxa ay...

Popular

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Warar dheeri ah oo kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magalada baydhaba

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Bambaanooyin ah...

Hey’ada maareynta iyo masiibooyinka oo ka digtey roobab la filaayo iney ka da’aan gobolada dalka

Hay'adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img