Dhegeyso:Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Xaalada Amaan ee Magalada Cadaado

0
31

Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Cadaado.

Wasiirka Gaanshaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ay si weyn u adkeeyn doonaan amniga magaalada Cadaado inta ay socdaan doorashooyinka.

wasiirka-difaaca

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

wasiirka-difaaca-mobil