Dhegeyso:Banaanbax Looga Soo Horjeedo Qaadka oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0
30

Banaanbax aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen shacab ka kala yimid16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho ayagoo kaga soo horjeeda fasixida ay xukuumada dib u fasaxdey keenista qaadka.

Banaanbaxa ayaa xoogiisa wuxuu ka dhacay Beerta Qaadka, Suuqa Bakaaraha Degmada Boondheere iyo xaafado kale, iyadoo dadka Banaanbaxa dhigayay ay ku qeylinayeen erayo ay kaga soo horjeedaan Qaadka ay Dowladda Soomaaliya dib u fasaxday.

Dadkii halkaasi ka hadley hadaladooda waxaa ka mid ahaa.

bananbax-qaadka-looga-soo-horjeedo-muqdisho

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

bananbax-qaadka-looga-soo-horjeedo-muqdisho-mobil