Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska Magalada Baydhabo Amar Dul Dhigey Ganacsatada Keenta Mootooyinka Bajaajka

0
37

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baydhabo Muqtaar Axmed Ibraahim ayaa wuxuu baaq u diray Ganacsatada keenta Mootooyinka Bajaajka Magaalada Beydhabo.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii Guddiga Nabadgelyada Magaalda Baydhabo ay yeesheen kulan Amniga looga hadlayay, kaas oo si gaar ah u quseeyay Ganacsatada Bajaajka soo gelisa Magaalada Baydhabo.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.

muqtaar-axmed-ibraahim

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

muqtaar-axmed-ibraahim-mobil