Duni Aqira Zamaan Bal Nala Daawada Culumadii Galmudug oo Isku Heysta Halka Ay Jirto Qiblada Loo Tukanaayo

0
66

Waalida khilaafka umada soomaaliyeed oo gaarey meeshii ugu dambeysey ayagoo maanta maraya iney isku khilaafaan halka loo tukanaayo ama halka ayQiblada jirto hadii aadan weligaa ku fikirin iney taasi dhici doono bal nala daawo barnaamijka universal kasoo qabatey arintaas.