Dhegeyso:Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu Ku Haminaayo In Mar Kale La Doorto ” Ma Rumoobi Doontaa “

0
27

Madaxweynaha Dowlada federaalka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in uu hamigiisa aad ugu weyn yahay in markale loo doorto madaxweynenimo.

Madaxweyanha Soomaaliya ayaa sheegay in Hormarka ay haatan Soomaalidu gaartay ay ku timid Afartii Sano Ee Xilka uu hayey sidaa Awgeedna ay muhiim tahay in mar kale lagu aamino Kursiga Dalka.

Hadalkiisana waxaaka mid ahaa.

Cod Xasan Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod Xasan Sheekh Mobil