Daawo Bananbaxyo looga Soo Horjeedo Igad Iyo Dowlada Federaalka oo Ka Socda Magalada Beledweyne

0
42

Waxaa wali ka socda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Mudaaharaadyo looga soo hor-jeedo, Qorshaha siyaasadeed ee Dowladda FS iyo Urur-gobolleedka IGAD ee ku la xiriira dhismaha maamulka Hiiraan & Shabeellada dhexe iyo hanaanka Doorasho ee dalka, gaar ahaan soo xulista xildhibaannada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.