Dhegeyso:Siyaasiyiin Si Adag Kaga Hadlay Gudiga Doorashooyinka Kuna Eedeeyey Iney La Shaqeeyaan Kooxda Madasha Qaranka iyo Dowlada

0
33

Siyaasiyiinta qaar ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay Guddiga Doorashooyinka iyo sidoo kale in waqti kordhin ay sameystaan Madasha Wadatashiga Qaran.

Siyaasiga Saciid Ciise Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Guddiga Doorashooyinka aysan dhex dhexaad ka aheyn Howsha ay wadaan, sidoo kalena Madasha Qaran ay kuwo sida ay rabaan wax walba u maamula.

Halkan hoose kaga dhegeyso codkiisa

saciid-ciise-maxamuud

Halkan hoose mobilkada kaga dhegeyso.

Saciid Ciise Maxamuud Mobil