Daawo Bananbax aad u Balaaran oo Maalintii Shaley Ka Dhacay Dalka Turkiga

0
35

Bananbax aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galen madaxweynaha dalka turkia iyo xisbiga mucaaradka dalka turkiga ayaa shaley waxaa uu ka dhacay fagaaro weyn oo ku yaala magalada istambuul.

Bananbaxan aya la sheegey in ay kasoo qeyb galeen in ka badan hal milyan oo shacab ah masuuliyiinta labada xisbi ee mucaaradka ah iyo xisbiga talada dalka hada haya ee uu hogaamiyo madaxweyne Erdogan.

Daawo bananbaxan oo ay soo gudbiyeen telfishinka Aljazeera.