Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Maqaanka Muqdisho Gudi Loo Saarey

0
248

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay maqaamka Muqdisho in loo xilsaaray Guddi Wasiiro ah oo ka soo shaqeyn doona arintaasi.

Hadaladiisana waxaab ka mid ahaa.

Wasiirka Arimaha Gudaha Odawaa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Arimaha Gudaha Odawaa Mobil