Monthly Archives: July, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso Wasiirada Haweenka oo Iska Fogeysey Sharcigii Dhawaan Ay Meel Mariyeen Golaha Wasiirada

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cali Samatar ayaa sharaxaad ka bixisay erayga Gender halka uu naga soo...

Dhegeyso Maamulka Cisbitaalka Baydhaba oo Ka Hadlaya Dhawicii Xaley La Geeyey Cisbitaalka

Dhaawac aad u tira badan ayaa xaley la geeyey cisbitaalka guud ee magalada baydhabo kadib kolkii ay xaley alshabab madaafiic ku garaacdey xaafado ay...

Aqriso:Gacansi Hor leh Maamulka Shariif Xasan Oo Raadinaaya 400 Gabdhood uu U Iib Geeyo Dalka Sacuudiga

Warqad kasoo baxdey mid ka mid ah xafiisyada maamulka shariif xasan ayaa waaxaa ay bilowdey in ay ka ganacsato haweenka dadooda u dhexeyso 21...

Alshabab oo Xaley Duqeymo Ka Geytey Magalada Baydhabo

Duqeymo xaley ka dhacay magalada baydhabo ayaa waxaa ku dhintey Afar Qof waxaana ku dhaawacmey in ka badan 20 ruux kalena way ku dhaawacmeen Afarta...

Dhegeyso Reysulwasaare Ku Xigeenka Dowlwda Federaalka oo Sheegey In Somaliland Ay Mar Walba U Taagan Tahay Midnimo

Reysulwasaare ku xigeenka dowlada federaalka somaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo Xalay hadal qiimo leh ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay Markii Gobolada Koofureed ee...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img