Dhegeyso Reysulwasaare Ku Xigeenka Dowlwda Federaalka oo Sheegey In Somaliland Ay Mar Walba U Taagan Tahay Midnimo

0
37

Reysulwasaare ku xigeenka dowlada federaalka somaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo Xalay hadal qiimo leh ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay Markii Gobolada Koofureed ee Dalka ay ka hoos bexeen Guumeystihii Talyaaniga sidoo kalena aheyd Israacii Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koofur ayaa sheegay in Dadka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Dowladda ka midka ah ay u taagan yihiin Midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.

Raiisul wasaaare ku xigeeenka